Dhamays Media Production
Dhamays Media Production
  • Видео 6 377
  • Просмотров 25 293 208
Booqashadii Madaxweyne Biixi ee Boqortooyadii Dhuux-baraar
Madaxwayne Biixi & Degmada Dacarta
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: ruclips.net/user/Dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF
Просмотров: 617

Видео

War Cusub: Jeelkii Mandheere Oo Diiday In La Booqdo Xildhibaan Maxamed Abiib
Просмотров 1,1 тыс.День назад
War Cusub Oo ka soo Kordhay Xadhigii Xildhibaan Maxamed Abiib Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caala...
Jawaab Lama Filaan ah Oo ay Golaha Wakiiladu ka Bixiyeen Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib
Просмотров 8 тыс.День назад
Jawaab Lama Filaan ah Oo ay Golaha Wakiiladu ka Bixiyeen Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambe...
Mujaahid Afka Furtay Arrimo Xasaasiya-na Kashifay & Sababta
Просмотров 2,8 тыс.День назад
Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCRpK1EfFTFA8wb13Yrdadkgjoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu damb...
Weerar Afka ah Oo uu Madaxweyne Biixi ku Qaaday Maxamuud Xaashi & Xirsi Cali Xaaji Xasan
Просмотров 3,4 тыс.17 часов назад
Weerar Afka ah Oo uu Madaxweyne Biixi Si Dadban ugu Qaaday Maxamuud Xaashi & Xirsi Cali Xaaji Xasan Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii...
War ka Farxiyay Shacabka & Ciidamada Somaliland Oo Hada soo dhacay
Просмотров 3,8 тыс.17 часов назад
War ka Farxiyay Shacabka & Ciidamada Somaliland Oo Hada soo dhacay Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCRpK1EfFTFA8wb13Yrdadkgjoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Gan...
Dhawaaq Lama Filaan ah Oo Markale ka soo yeedhay Mujaahid Cabdilaahi Darawal
Просмотров 1,8 тыс.17 часов назад
Dhawaaq Lama Filaan ah Oo Markale ka soo yeedhay Mujaahid Cabdilaahi Darawal Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Sooma...
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi
Просмотров 8 тыс.19 часов назад
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCRpK1EfFTFA8wb13Yrdadkgjoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga...
Falkii Isaaq & Somaliland kala Qaybiyay Oo Duco Lagu Furfuray
Просмотров 2,9 тыс.19 часов назад
Abwaan Guuleed Oo Somaliland u Duceeyay Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCRpK1EfFTFA8wb13Yrdadkgjoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda ...
War Lama Filaan ah Oo ay Somaliland ka soo saartay Heshiiskii Ethoipia & Sababta
Просмотров 1,5 тыс.19 часов назад
"Ethoipia Somaliland Lama Coloobi Karto.." Madaxwayne Biixi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamk...
Sir Culus Oo Laga Helay Dhaq-dhaqaaqyada Cadowga Somaliland
Просмотров 5 тыс.22 часа назад
"Xamar In la Inaga Xukumo ayaad Moodaa..." Mujaahid Axmed Cali-gaydh Join this channel to get access to perks: ruclips.net/channel/UCRpK1EfFTFA8wb13Yrdadkgjoin Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo G...
"Anigu Dhagaxaan Nabagalyo Daro Soo Dhagax Dhigi Maayo Ceerigaabo iyo Boorama..“
Просмотров 2,3 тыс.22 часа назад
"Anigu Dhagaxaan Nabagalyo Daro Soo Dhagax Dhigi Maayo Ceerigaabo iyo Boorama..“ Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee S...
Dhawaaq ka Fajiciyay Shacabka Somaliland oo ka soo dhacay Awdal
Просмотров 3,4 тыс.22 часа назад
Dhawaaq ka Fajiciyay Shacabka Somaliland oo ka soo dhacay Awdal Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caa...
"Aqoonsi Somaliland Xoog, Xeelad iyo Farsamo midka..."
Просмотров 765День назад
Somaliland xoog, xeelad iyo farsamo midka ay aqoonsi ku heli lahayd way sameynaysaa Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay e...
"Anagu intaan Cid Walba Cayno Odhan Mayno Na Doorta.." Maaxwayne Biixi
Просмотров 2,5 тыс.День назад
"Anagu intaan Cid Walba Cayno Odhan Mayno Na Doorta.." Maaxwayne Biixi Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida ...
War ka Yaabiyay Taageerayaashii Xildhibaan Abiib Oo Ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland
Просмотров 4 тыс.День назад
War ka Yaabiyay Taageerayaashii Xildhibaan Abiib Oo Ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland
Xasaasi: Sakaaro Atoor Oo Soo Qarxiyay Siyaasi Xaashi
Просмотров 19 тыс.День назад
Xasaasi: Sakaaro Atoor Oo Soo Qarxiyay Siyaasi Xaashi
"Xildhibaan Maxamed Abiib Faldambiyeed lagu haystaa ma jiro, Raga Haystaana..." Siyaasi Xaashi
Просмотров 1,3 тыс.День назад
"Xildhibaan Maxamed Abiib Faldambiyeed lagu haystaa ma jiro, Raga Haystaana..." Siyaasi Xaashi
Layaab: Madaxweyne Biixi & Wixii uu kala Kulmay Quljeed, Boon iyo Xariirad!
Просмотров 4,8 тыс.День назад
Layaab: Madaxweyne Biixi & Wixii uu kala Kulmay Quljeed, Boon iyo Xariirad!
War Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Ceerigaabo ka soo dhacay
Просмотров 910День назад
War Farxiyay Shacabka Somaliland Oo Ceerigaabo ka soo dhacay
Daawo: Khudbadii Galaafatay Xildhibaan Maxamed Abiib ee Imaaraadka Carabta
Просмотров 91 тыс.День назад
Daawo: Khudbadii Galaafatay Xildhibaan Maxamed Abiib ee Imaaraadka Carabta
Xog Culus: Jabuuti Oo Biyaha Iyo Laydhka in laga Jaro Qarka u saaran + Durbaanka Colaadeed ee Geeska
Просмотров 1,8 тыс.День назад
Xog Culus: Jabuuti Oo Biyaha Iyo Laydhka in laga Jaro Qarka u saaran Durbaanka Colaadeed ee Geeska
"Muuse biixi Horuu Rag Hore Uqabay Maantana Wuxuu Rabaa In Jidka Loo Joogsado..
Просмотров 7 тыс.День назад
"Muuse biixi Horuu Rag Hore Uqabay Maantana Wuxuu Rabaa In Jidka Loo Joogsado..
Maxaad ka Ogtahay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib?
Просмотров 2 тыс.День назад
Maxaad ka Ogtahay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib?
Layaab: Wixii kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Maayir Mooge!
Просмотров 49 тыс.День назад
Layaab: Wixii kala Qabsaday Madaxweyne Biixi & Maayir Mooge!
War ka Yaabiyay Ardaydii Jaamacada Camuud Oo Madaxweyne Biixi ka soo yeedhay
Просмотров 7 тыс.День назад
War ka Yaabiyay Ardaydii Jaamacada Camuud Oo Madaxweyne Biixi ka soo yeedhay
Anoo Ceerigaabo Ku Cusub Ayaa Dhex Joogee Kii Deganaa Xaguu Uga Qaxayaa
Просмотров 974День назад
Anoo Ceerigaabo Ku Cusub Ayaa Dhex Joogee Kii Deganaa Xaguu Uga Qaxayaa
Somaliland Oo Jawaab Adag Siisay Jabuuti & Sababta
Просмотров 9 тыс.День назад
Somaliland Oo Jawaab Adag Siisay Jabuuti & Sababta
Xabadu halkeeda haku dhacdo ayaan leeyahay Ciidamada Gobolka Sanaag ee yaynaan meelahaa...
Просмотров 1,2 тыс.День назад
Xabadu halkeeda haku dhacdo ayaan leeyahay Ciidamada Gobolka Sanaag ee yaynaan meelahaa...
Reer Boorame Oo Dareen Ugu Quus-gooyay Cadowgii Somaliland & Sababta
Просмотров 4,5 тыс.День назад
Reer Boorame Oo Dareen Ugu Quus-gooyay Cadowgii Somaliland & Sababta

Комментарии

  • @ikk8851
    @ikk8851 16 часов назад

    Mujahid Ahmed Ali Gaydh dhaqaalihii snm ragii ugu cuslaa ❤

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 16 часов назад

    Wayka qoomamayn doonaan sow hajabaad maah adigu mamaxkamad baatay

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 17 часов назад

    Waxuu ka sheekaynataaa yurooowe dadkii u qaxay kuwii kale ma soohadalqaadin

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 17 часов назад

    SNM WAY KAL DUUWANAYEEN. ADIGU MA SARAAKIISHII AYAAD AHAYAD MISE RAGII AY BAREEN SIDA QORIGA LOO RIIDO. ANAGA SNM SHARAF AYEY NAGA MUDANYIIN KUWII DHINTAYNA WAANU, U DUUCAYNAYNAA ADIGU ADAAD SNM AHAYEED RAGAN XUKUNKA HAYAA WAA RAGAAGII MAXAAD PHONE UGU DIRI WAAYED AMABA UGU TEGI WEEYED OO UGU SHEEGI WEEYEDAY WAXAN AAD TV LA SOO FADHIISATAY. TAASI CAQLI MAAHA WAA KICIN DADWEEYENE IYO ISKU DIR LAYSKA HORE KEENAYO DOWLADA IYO SHICIBKEEDA EE KA DIGTOONADA ADIGA IYO RAG TV YADA LA SOO FADHIISTA WAX YAALAHA IYO WAXKA DARAN.

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m 17 часов назад

    Maxamuud Xaashi waa tuug indho adag!

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 18 часов назад

    Maxamuud inaadeer deg dega iska ilaali waayo maxamed weli maxkamad lama geyn oo ma kala cadaan inuu beri yahay iyo in kale

  • @YudufAl
    @YudufAl 18 часов назад

    Dawladii kacaanka SNM kama adkaan mana ridin. Waxa riday USC iyo SPM. Khayaaliga iyo been abuurka abtiyaal joojoya.

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 20 часов назад

    Maxaa ka raacey muuse biixi Alle ayaa asigane Ka raafey laascaanood

  • @banadir5032
    @banadir5032 20 часов назад

    Waar aamus inanka yar eed lugoysay tuug yahaw waligii wax xadijirey

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 20 часов назад

    Waar mujaahidkii Cabdisalaam ma aakhirkii ayuu yidhi AX YAA XASABA qabyaalada iyo xisbiga huwanta Wadani ka eeg kkk.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 21 час назад

    Kilaabtan inta mini ku wareeji Saab mar keliya aakhiro u dira kilaabta waa wada huwan Nacdalbaa idinku taal sela’s dal dharaamiit, Tufu calaykum ably najasa.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 21 час назад

    WALIGIIBA WUU TALINAAYAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI WASIIRADA WARBIXINTA QAADANAYA WAXA KA MID MADAXWEYNE SILAANYO.

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 22 часа назад

    Go get a life

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 22 часа назад

    😂😂😂😂😂😂lol

  • @sayidahmed5808
    @sayidahmed5808 22 часа назад

    Bal xiniinyahaad sheegayso fuul aan aragno halka uu ku gaadhsiiyee ... xildhibaana qaran dumis ka gala dalka ay xasaanada ka heleen, way buraysaa xasaanadoodu automatically, madaxii ugu sareeyey baarlamaanka ee Qaranka khayaameeyey ilaa hadda xasaanad kamaydaan qaadin, taasaana nagaga filan waxaad tihiin intiina badani, dad aad matashaana ma jiro ee hunguri matalayaal baad tihiin badankiinu

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 23 часа назад

    Golaha baarlamaanku waa inuu ugurmadaa qarankii oomeelkasiidhacaya dhaafiya maafiyada taladahaysa biixi taani dabagale Kaahin iyo uadeegayaasha maxkamada lagusheego

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 23 часа назад

    Iidoorow sharcixumo ayaad sheegataan sowtan ookale maaha hadaba haysta x.Baank waliba dila waadfaa iideen faaiidada na waxba hanagasiinina

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 23 часа назад

    Beesha dhexe siiba beesha habar awal waxay kubukoodaan aaanwax wada yeelano ina abiibna qarandumis maahee wuxuu tooshka kushidayaa cadaalad darada

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 23 часа назад

    Isaaq land free Mohamed abiib

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g 23 часа назад

    Maxamed abiib urur siyaasadeed ama xusbi uma taliyaane xildhibaan maxamed abiib waxa haysta shacabkii soo doortay oo uu u xidhanyahay oo uu dambi wayn ka galay oo uu khiyaamay marka uu dambigii uu shacabka ka galayna uu ka warbixiyo iyo sida uu u khiyaamay ayaa xadhigiisa lasoo dayn karaa markaa ina xaashiyow xildhibaan maxamed abiib waxba kama qaban kartid ee waxaad ololehaaga aad ku galayso adigay kuu taalaa?waxba xildhibaan olole haka raadsan ee keenso waxaad bulshada aad ku kasban lahaydeen??

  • @user-ed3ho9hm8u
    @user-ed3ho9hm8u 23 часа назад

    Ha wadhlayso ma shacbi ayaad u shaqaysaan tuugyahay huwanta ayaad la shaqaysaan waa in idinka la kala diraa

  • @DaahirTuulane
    @DaahirTuulane День назад

    Waar xildhiiban abib natusa mawdkiisaa han Asanee Asan ogbana oo wad nataqanine

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j День назад

    War.yaķurs

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j День назад

    Tugtug.dhalay

  • @samdaani
    @samdaani День назад

    War kani waa libaax Haddaan xabsiga bahalku ku cunin

  • @daqadaalemedian1934
    @daqadaalemedian1934 День назад

    Waa xil ka qaadis Muuse Goluhuna haduu taas keeni waayo Waagole maqaaxi muuse leeyay

  • @daqadaalemedian1934
    @daqadaalemedian1934 День назад

    Mudanayaasha Waxan xasuusinayaa in sharciga ay ku qaadaan Cod gacantaagana Ku keenaan Impijmanti Kulu fidma muuse Iyo tuugta uu samaystay Dalka badvaadadiisa iyo muuse waa dembiile iyo inta falka samaynaysaa

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 День назад

    MAXAMED ABIIB WAA LAANGAAB INTAAS AYAA LAGU HAYSTAA WAA SIDA AY DHAHEEN REER MUUSE

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 День назад

    Golaha barlamaanka noolaada cidna ha u habranina illa madxweynaha o shaqadiin qabsada o waddanka ilaaliya

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 День назад

    eesh calaa gole

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u День назад

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏 SNM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 День назад

    Wax gole wakiilo lagu sheegaa Somaliland kama jiro

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 День назад

    Meesha sharci ma yeelo xildhibaan la iska xidhaayo meeshuba waa makhaayad Muse leeyahay

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 День назад

    Kani muxuu ka hadlayaa?

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 День назад

    Ninka maanta wadani tegay waxba kama jiraan a Maanta aad kula dul dhaqday

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw День назад

    LAFT NAGAA 😂

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw День назад

    Dadkaad BEENTA usheegaysid ISAAQ ma wada aha ee jooji been abuurka iyo faanka😂

    • @aaminan7255
      @aaminan7255 День назад

      Kkkkkk ciil qabe sheekadani waa run SNM Waa soomaalilan markaa haku mashquuli mujaahidiinta ee ka gabo ayanay seefta Snm kuqaadine

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy День назад

    IsaaqLand ma shaqaynaayo ha ku daalina waa calaacal timo leh 😂😂😂😂😂

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 День назад

    Ma nin dambi jiraa ku kula jira ku caddayn kara , nin dawee la leeyahay dambi uu badh leeyahay isagay u darantoo inuu dooxo ma oggola daaranta millilka, idin lama yaabaynnoo intiinna badan baa lamid oo jaararku shidaalku shubtaan cadaw baad waddanka ku tihiin.

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 День назад

    I love you Mohamed Abiib. Guuleyso.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub День назад

    Yusuf Shaacir, Somaliland way ku khasaartay

  • @abwaanbaandheeye6226
    @abwaanbaandheeye6226 День назад

    Hadi laga qado iyo hadi loo dayo maxay ku kala duwan yihin mar hadi layska xidhayo 😮 wa sharci jabin aan waxba laga qaban karayin

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi День назад

    Kaligii isku garaacaya

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi День назад

    Meesha waa lagu baneenaye

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi День назад

    Ina laga qaado weeye cid kasto umada qalaqalgeluneyso

    • @Dhamays
      @Dhamays День назад

      Thnks

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День назад

      Sharci ayaa loo baahan yahay marka mawaadin la xidhaayo meeshu makhaayad kooxi leedahay ma aha

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День назад

    Snm iyadoo isasoo wada dhiibtay oo soo xerootay aya mugdisho dagaal ka dhacay darka beenta kadaa ciil qabe uraya

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 День назад

      Hodhodho weligiin tariikh beena inaad iska samaysaytaan waa la idinku yaqaan

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq День назад

    Qaar baan bilaysba ahayn

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l День назад

    Attendance kii bay ku heshiin waayeen. Iyagaa dib u hrshiisiin u baahan

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi День назад

    Mooge waa kaa sareyaa muuse waayo waxaa ka jawaabaya umada